Forex Trading Shareecada Islaamku maxay ka qabtaa?

muuqaalkaan waxaan si faah faahsan ugu sharaxayaa sida ay shareecada islaamku ka qabto in laga shaqaysto suuqa sarifka lacagaha Qalaad ee Forex Trading. Si aad u fahamtid mawduuca oo dhamaystiran fadlan isku day in aad daawatid ilaa dhammaadka muuqaalka